Labeenta Bulshada

Sheekooyinka Bisle Ruppetti: Ila Qosol
Qeybtan 4aad ee #LabeentaBulshada waxaa marti iigu ah Bisle Xasan Maxamed oo ah qoraa ka faallooda arrimaha bulshada. Bisle waxa aan kala sheekeystay sheekooyinka ku jira buugaagtiisa kala ah: La Qosol Bisle iyo Kaftanka Bisle. Waxa uu sidoo kale ka warramayaa hibada dad-ka-qoslinta iyo sida looga faa'ideysan karo.

Qisooyin aanan wali laga sameyn musasal
Saaxadda filimada ee Soomaalida waxaa ku soo badanayey aflaamta taxanaha ah (musasallada), iyada oo sanadba sanadka ka dambeeya ay soo baxayaan aflaam xambaarsan qisooyin ka turjumaya nolosha bulshada Soomaaliyeed. Laakiin, marka la is barbardhigo qisooyinka laga sameeyey aflaamta iyo kuwa aanan wali laga sameyn waxaa u dhexeeya farqi aad u weyn.

Qeybtan 3-aad ee Labeenta Bulshada waxaa marti iigu ah Cabdiwali Cumar oo loo yaqaan Jamaal, mar kalena loo yaqiin Samiir, oo ah fannaan, jilaa iyo director. Cabdiwali waxaan kala sheekeystay taariikhdiisa fanka iyo aflaamtii uu jiley.

Sida lacag looga sameeyo Facebook & Youtube
Isticmaalka baraha bulshada waa mid isa soo taraya marba marka ka sii dambeysa iyada oo dad badani ku dhibban yihiin maareynta ciwaannadooda. Qeybtan 2-aad ee #LabeentaBulshada waxaa marti iigu ah Eng. Yuyu oo ka faallooda arrimaha tiknoolajiyadda. Waxa uu si qotodheer u falanqeynayaa sida loo maareeyo ciwaannada, loo adkeeyo amnigooda, sidoo kalena lacag looga sameeyo baraha bulshada.

Gabaygan waxaan u sameeyey hooyadey
Suugaanta marka dhanka wanaagsan loo adeegsado waxay qeyb weyn ka qaadataa wacyi-dhiska iyo jiheynta bulshada. Hal-abuurrada ama abwaannada wax curiya waxay adeegsadaan godad maanso oo kala duwan kuwaas oo leh miisaan u gaar ah. Abwaannada qaar suugaantoodu waa gole-ka-fuul, halka qaarkoodna ay qoraan ka dibna soo bandhigaan.

Qeybtan 1-aad ee #LabeentaBulshada waxaa marti iigu ah hal-abuur Cali-Nuur Shiine oo caan ku ah suugaanta jacburka, dhiirrigalinta iyo wacyigalinta bulshada. Cali-nuur waxa uu sidoo kale iiga sheekeeyey qisada gabay dareen-taabad leh oo uu u sameeyey hooyadiis.